Saddex Xildhibaan oo Daqiiqado gudahood kusoo baxay Doorasho aan lagu tartamin (Sawirro)

Magaalada Muqdisho waxaa saakay ka socota doorashada kuraasta xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa gobolada Waqooyi matalaya. Doorashada saakay ka socota magaalada Muqdisho waxaa kursiga horeĀ  ee tirsigiisu ahaa HOP#226 ku guuleestay Marwo Maryan Maxamed Ciise kadib markii doorashada ka tanaasushay musharaxii la tartameysay Marwo, Khadiija Cali Warsame. … Continue reading Saddex Xildhibaan oo Daqiiqado gudahood kusoo baxay Doorasho aan lagu tartamin (Sawirro)